sabatabbax
(m.l)ld samatabbax¹.
sabatabbax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday: -bixi)ld samatabbax².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sabatabbax ↴
samatabbax [m.l]
Ka nabad gelidda halis iyo cabsi laga nabad galo. ld sabatabbax¹.
samatabbax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -bixi)
1. Wax halis ah ka nabad gelin. 2. Wax halis ah ka nabad gelid. ld sabatabbax².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg