sabbaar
(m.l)

Hadiyad qof axsaan laga filayo la siiyo.

sabbaar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Cid ixsaan laga sugaayo hadiyad siin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sabbaar ↴

sabbaarid [m.f.dh]
eeg sabbaar².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg