sabbakh
(m.l)

Asal dharka lagu midabeeyo.

sabbakh
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-khay, -khday)

Dhar midab u yeelid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sabbakh ↴

sabbakhan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-khnaa, -khnayd)
Dhar wax midab loo yeelay ahaansho.

sabbakhid [m.f.dh]
eeg sabbakh².

sabbakhnaan [m.f.dh]
eeg sabbakhan. ld sab-bakhnaansho.

sabbakhnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld sabbakhnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg