sabbayn
(m.f.dh)

eeg sabbee. ld sabbays.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sabbayn ↴

ciirciir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Sabbayn; daandaamid; dheeldheelid. 2. Gaasirid, isdhimid.

dulsabbayn [m.f.dh]
eeg dulsabbee.

gebidhac [m.l]
1. Dalambaabiyidda wax socda sabbaynaya sameeyaan. 2. Wax dhulka hoostiisa u sooda oo hadba gebi ku sii dhac.

heehow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-haabay, haabtay; -haabi)
Wax fudud biyo, hawo iwm dul sabbayn. ld heehaab².

raso-barafeed [m.dh]
(juqr.) Baraf gogol aad u kala fidsan oo sabbaynaya oo ku fidsan arriig badeedka, tusaale: raso badeedka Ross ee Antaartika, oo daboosha in ku dhaw 414,000 km.2 (160,000 m.2) oo bad ah.

sabbays [m.l]
ld sabbayn.

xeerka Aarkimidiyas [m.l]
(fiis.) Culeyska hoorka ay walax sabbaynaysaa barabixisay waxa uu le'eg yahay culeyska walaxda. Taas oo ah Culeyska (W) ee hoorka barabaxay = Culeyska (W) walaxda.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg