sabbur
(m.l)

ld sabar¹, samir¹.

sabbur
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

ld sabar², samir².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sabbur

sabar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Dulqaad. 2. (-rro, m.dh) Jirka dadka, qaarka sare iyo qaarka dambe inta u dhexeysa; moxog. 3.(-rro, m.dh) Buur salkeed. ld sabbur¹, sabir (2), samir¹.

sabar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bray, -bartay; -bri)
1. Wax u dulqaadasho. 2. Ka s.: wax ka quusasho. ld sabbur², samar², samir².

tabaashiir [m.l]
Wax qalin ahaan lagu qoro sabburadaha.

sabburid [m.dh]
ld sabrid.

sabrid [m.f.dh]
eeg sabar². ld sabburid, samrid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg