sabbuux
(m.dh)

Sanadka islaamka bishiisa toddoobaad; rajab.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sabbuux

habsabbuux [m.l]
Baddu marka ay kacsantahay.

rajal [m.dh] (-llo, m.l)
Bil dayaxeedda saddexaad ee taariikhda Soomaaliga ee u dhexeysa Mowliid iyo Sabbuux.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg