sabeen
(m.dh) (-no, m.l)

Neef ido ah oo dheddig oo aan weli curan. ld subeen.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sabeen

baraarshishi [m.l]
1. Sabeen asooshay iyadoo aan gaarin da'dii ay ku rimi lahayd. 2. ld baraarshishiyid.

sabeenxir [m.l]
Raali gelinta qof gef lagu sameeyo la raali geliyo. ld subeenxir¹.

sabeenxir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Qof lagu sameeyey gef raali gelin. ld subeenxir².

sabeenxirid [m.f.dh]
eeg sabeenxir². ld su-beenxirid.

subeen [m.dh]
ld sabeen.

subeenxir [m.l]
ld sabeenxir¹.

subeenxir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
ld sabeenxir².

subeenxirid [m.dh]
ld sabeenxirid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg