sabeenxir
(m.l)

Raali gelinta qof gef lagu sameeyo la raali geliyo. ld subeenxir¹.

sabeenxir
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Qof lagu sameeyey gef raali gelin. ld subeenxir².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sabeenxir

sabeenxirid [m.f.dh]
eeg sabeenxir². ld su-beenxirid.

subeenxir [m.l]
ld sabeenxir¹.

subeenxir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
ld sabeenxir².

subeenxirid [m.dh]
ld sabeenxirid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg