saben
(m.l) (-nno, m.dh)

ld saman.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saben

saman [m.l] (-nno, m.dh)
Waa, jeer, goor. ld saben, semen.

sab [m.dh]
1. Qolo raacatada soomaliyeed u liidi jirtay dawla'aan. 2. Cunto badan oo allabbari loogu talaggalay; dayaafad.

sab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Carruur, haween iwm wax ku raalli gelin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg