sabid
(m.f.dh)

eeg sab².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sabid

sab [m.dh]
1. Qolo raacatada soomaliyeed u liidi jirtay dawla'aan. 2. Cunto badan oo allabbari loogu talaggalay; dayaafad.

sab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Carruur, haween iwm wax ku raalli gelin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg