sabiib
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)

Miro canab oo la qallajiyey. ld sibiib.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sabiib

barriiqo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Raadka uu wax sabiibixday dhulka ku reebo.

sibiib [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld sabiib.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg