saboolnimo
(m.dh)

Sabool ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saboolnimo

dabakannaax [m.l] (-xyo, m.dh)
Qof busaarad iyo saboolnimo ku koray, oo waa dambe hodmay. ld dibkannaax.

dabakannaaxid [m.dh]
Hanti helidda qof saboolnimo ku koray. ld dibkannaaxid.

dhaqaalaxumaan [m.dh]
1. Dhaqaaladdarro. 2. Saboolnimo. ld dhaqaalaxumi, dha- qaalaxumo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg