sabuurad
(m.dh) (-do, m.l)

Loox ballaaran oo afar gees ah, badanaa midab leh oo jeeso wax lagula qoro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sabuurad

baabbi'i [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax ciribtirid. 2. Raad, calaamad iwm oo meel ku yaal tirtirid. Tus. “Rooble ayaa wixii sabuuradda ku qornaa baabbi'iyay”. 3. Sharci burin. 4. Sharaf awood iwm ee qof leeyahay waxyeeleyn.

sabuur [m.l]
Kutubkii loo soo dejiyey nabi Daa'uud.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg