sacabso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

1. Ilmo markaa dhashay xab ka dhuuqid. 2. Neef sacab-bada ku maalid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sacabso

sacabsasho [m.f.dh]
egg sacabso.

sacab [m.l] (-bbo, m.dh)
1. Gacanta dhankeeda hoose iyo faraha. 2. Sacabbada oo laysku dhufto. 3. Cayaar jaan iyo sacab leh oo habeenkii la cayaaro.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg