sacaf
(m.l)

Timir lafahii iyo gobortii laga gu-ray oo la cajimay.

sacaf
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-cfay, -caftay; -cfi)

Timir sacaf ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sacaf

sacfid [m.f.dh]
eeg sacaf².

sac [m.l] (-co, m.l)
Neef lo'ah, dheddig oo curtay.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg