sacbi
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

ld sabci.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sacbi

sabci [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Sacabbo isla dhicid. ld sacbi.

sabcin [m.f.dh]
eeg sabci. ld sabcis, sacbin, sacbis.

sacbin [m.dh]
ld sabcin.

sacbis [m.l]
ld sabcin.

sac [m.l] (-co, m.l)
Neef lo'ah, dheddig oo curtay.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg