sacfaraan
(m.l)

Budo hurdi ah oo wax lagu midabeeyo, waxna lagu daweeyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sacfaraan

hurdi [m.l]
Midab u dhexeeya midabka cagaarka iyo kan liinta una eg midabka sacfaraanka.

huruud [m.dh]
1. Sacfaraan. 2. Budo hurdi ah oo haweenku wejiga, gacmaha iyo lugaha ku qurxistaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg