sacsac
(m.l)

Qof sirqannimo awgeed aad u caqli yareeyey.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sacsac

dhabqalallo [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
Dh. ah: qof maankiisa wax u dhimmanyihiin; dhaandhaan; sacsac; sawir.

sacsacan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cmay, -cantay; -cmi)
Qof sirqannimo awgeed aad u caqli yareyey noqosho.

sacsacan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-cnaa, -cnayd)
Qof sirqannimo awgeed aad u caqli yareyey ahaansho.

sacsacmid [m.f.dh]
eeg sacsacan¹.

sacsacnaan [m.f.dh]
eeg sacsacan². ld sacsac-naansho.

sacsacnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld sacsacnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg