sacsacan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cmay, -cantay; -cmi)

Qof sirqannimo awgeed aad u caqli yareyey noqosho.

sacsacan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-cnaa, -cnayd)

Qof sirqannimo awgeed aad u caqli yareyey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sacsacan

sacsacmid [m.f.dh]
eeg sacsacan¹.

sacsacnaan [m.f.dh]
eeg sacsacan². ld sacsac-naansho.

sacsac [m.l]
Qof sirqannimo awgeed aad u caqli yareeyey.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg