sadaf
(m.l)

Dhulman laba qalbac ka samaysan oo badanaa badda laga helo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sadaf

caddaansadaf [m.l]
Midab caddaan xigeen ah oo dhalaal ku jiro.

sad [m.l]
ld sed.

sad [m.l]
(daaw.) Qaddar daawo ah oo si taxadar leh loo qiyaasay takhtar u qoray in markiiba bukaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg