sadar
(m.l) (-rro, m.dh)

1. Xarriiq toosan oo xaashiyaha wax lagu qoro loo yeelo. 2. Qoraal xaashi ku qoran oo hal diillin iskula yaal.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sadar

beyd [m.l] (-dad, m.l)
1. Guri; aqal. 2. Hal sadar oo maanso ah.

sadarraysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Xaashi, loox iwm wax sadarro loo yeelay ahaansho.

sadarraysnaan [m.f.dh]
eeg sadarraysan. ld sadarraysnaansho.

sadarraysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld sadarrays-naan.

sadarree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -reysay)
Xaashi iwm sadarro u yeelid.

sadarreyn [m.f.dh]
eeg sadarree. ld sadarreys.

sadarreys [m.l]
ld sadarreyn.

sad [m.l]
ld sed.

sad [m.l]
(daaw.) Qaddar daawo ah oo si taxadar leh loo qiyaasay takhtar u qoray in markiiba bukaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg