sadarraysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Xaashi, loox iwm wax sadarro loo yeelay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sadarraysan

sadarraysnaan [m.f.dh]
eeg sadarraysan. ld sadarraysnaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg