sadarree
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-reeyay, -reysay)

Xaashi iwm sadarro u yeelid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sadarree

sadarreyn [m.f.dh]
eeg sadarree. ld sadarreys.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg