sadax
(m.l)

1. Wax docdooda fidsantahay oo kore. 2. ld sagxad. Baabuur, markab iwm meesha sare ee alaabta la dhigo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sadax

sagxad [m.dh] (-do, m.l)
1. Meel fidsan oo aan godnayn. 2. ld sadax.

sad [m.l]
ld sed.

sad [m.l]
(daaw.) Qaddar daawo ah oo si taxadar leh loo qiyaasay takhtar u qoray in markiiba bukaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg