sadcaal
(m.l)

ld socdaal¹.

sadcaal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-aalay, -aashay)

ld socdaal².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sadcaal

sadcaalid [m.dh]
ld socdaalid.

socdaal [m.l] (-llo, m.dh)
1. Safar meel fog lagu aado. 2. S. ah: qof safar ah. ld sadcaal¹, sodcaal¹.

socdaal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aalay, -aashay)
Meel fog safar ku aadid. ld sadcaal², sodcaal².

socdaalid [m.f.dh]
eeg socdaal². ld sadcaalid, sodcaalid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg