saddan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)

Wax galiilyo hayso noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saddan

saddamid [m.f.dh]
eeg saddan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg