saddex-jibbaarane
(m.l) (-nayaal, m.l/dh)

(xis.) Shaxan adke ah oo leh lix weji oo labajibbaareneyaal ah. Mugga saddexjib-baarane dhererka dhinaciisu yahay l waa l3.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saddex-jibbaarane

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg