saddexanyo
(m.dh)

1. Nooc cawska ka mid ah. 2. Hub laba waran iyo gaashaan ka kooban.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saddexanyo

saddexan [m.l]
1. Nafley dheddig iyo labadeeda cunug oo wada jira. 2. Koox ka kooban saddex cunsur.

saddexan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xnaa, -xnayd)
Dheddig wax laba ilmood leh ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg