saddexjibbaar
(m.l) (-rro, m.dh)

1. Tiro saddex jeer la isku dhuftay. 2. Tiro saddex jeer la isku dhuftay.

saddexjibbaar
(m.l)

Jibbaarka saddexaad ee tiro. Saddex jibbaarka “a” waa “axaxa = a3”.

saddexjibbaar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Tiro saddex jeer isku dhufasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saddexjibbaar

isle'eg-saddexjibbaar [m.dh] (-gyo ..., m.dh)
(xis.) Isle'eg tibxaale oo jibbaarka ugu sarreeya ee doorsoomaha isle'egtu yahay darajada saddexaad. Sansaanta guud ee isle'eg saddex-jibbaar waa: ax3 + bx2 + cx + d = 0, taas oo a, b, c, iyo d ay yihiin madoorsoomayaal.

saddexjibbaaran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
Tiro wax saddex jeer la isku dhuftay ahaansho.

saddexjibbaaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Tiro wax saddex jeer la isku dhuftay ahaansho.

saddexjibbaarasho [m.f.dh]
eeg saddexjib-baaro.

saddexjibbaarid [m.f.dh]
eeg saddexjibbaar².

saddexjibbaarmid [m.f.dh]
eeg saddexjib-baaran¹.

saddexjibbaarnaan [m.f.dh]
eeg saddexjib-baaran². ld saddxejibbaarnaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg