saddexjibbaaran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay; -rmi)Tiro wax saddex jeer la isku dhuftay ahaansho.
saddexjibbaaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Tiro wax saddex jeer la isku dhuftay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saddexjibbaaran ↴
saddexjibbaar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Tiro saddex jeer la isku dhuftay. 2. Tiro saddex jeer la isku dhuftay.
saddexjibbaar [m.l]
Jibbaarka saddexaad ee tiro. Saddex jibbaarka “a” waa “axaxa = a3”.
saddexjibbaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Tiro saddex jeer isku dhufasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg