saddexjibbaarid
(m.f.dh)

eeg saddexjibbaar².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saddexjibbaarid

saddexjibbaar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Tiro saddex jeer la isku dhuftay. 2. Tiro saddex jeer la isku dhuftay.

saddexjibbaar [m.l]
Jibbaarka saddexaad ee tiro. Saddex jibbaarka “a” waa “axaxa = a3”.

saddexjibbaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Tiro saddex jeer isku dhufasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg