saddexle
(m.l) (-layaal, m.l/dh)

Xaashi turub oo saddex dhibcood leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saddexle

saddexley [m.dh]
Cayaar jiib iyo jaan leh oo saddex goor la gooyo kana mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka sooma-liyeed.

saddex [m.dh.t]
Tirada labada iyo afarta u dhexeysa; “3”.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg