saddexlugood
(m.l) (-dyo, m.dh)

Xarig ka samaysan saddex dhudood oo laysku soohay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saddexlugood

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg