saddexqad
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

1. Kal saddex beri biyaha laga qado. 2. S. qad ah: xoolo nugul ah oo aan saddex beri biyo cabbin.

saddexqad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

Xoolo nugul ah saddex beri biyo moogaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saddexqad

saddexqadid [m.f.dh]
eeg saddexqad².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg