saddexqadid
(m.f.dh)

eeg saddexqad².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saddexqadid

saddexqad [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
1. Kal saddex beri biyaha laga qado. 2. S. qad ah: xoolo nugul ah oo aan saddex beri biyo cabbin.

saddexqad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Xoolo nugul ah saddex beri biyo moogaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg