saddexqeyd
(m.l) (-dyo, m.dh)

Maro haweenku waayadii hore qaadan jireen oo saddex qeyd oo isku tolan ka samaysan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saddexqeyd

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg