saddexsuulle
(m.l) (-layaal, m.l/dh)

Muruq salka saddex madax ku leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saddexsuulle

xabaalaquf [m.dh]
Qarandi; saddexsuulley.

qarandi [m.dh] (-iyo, m.l)
Bahal duurjoog ah oo leh af dhuuban iyo gafuur dheer, dhego dhaadheer oo kuwa dameeraha u eg, lugo gaaggaaban oo xoogag badan, dhabar sida qaansada u xoodan iyo dabo sal weyn leh oo cuna aboorka, quraanyada iwm; xabaalaquf; saddexsuulley.

saddexsuulley [m.dh]
Xaalaquf, qarandi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg