saddexsuulley
(m.dh)

Xaalaquf, qarandi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saddexsuulley

xabaalaquf [m.dh]
Qarandi; saddexsuulley.

qarandi [m.dh] (-iyo, m.l)
Bahal duurjoog ah oo leh af dhuuban iyo gafuur dheer, dhego dhaadheer oo kuwa dameeraha u eg, lugo gaaggaaban oo xoogag badan, dhabar sida qaansada u xoodan iyo dabo sal weyn leh oo cuna aboorka, quraanyada iwm; xabaalaquf; saddexsuulley.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg