sadho
(m.dh)

Aafo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sadho

saro [m.dh]
Sumoobidda wax sumoobaan. ld sadho.

sad [m.l]
ld sed.

sad [m.l]
(daaw.) Qaddar daawo ah oo si taxadar leh loo qiyaasay takhtar u qoray in markiiba bukaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg