sadiibo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

Bir yar oo qadhabi ah oo ragga gadhmadowga ah cirradu ku siibsiibo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sadiibo

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg