sadqee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-qeeyay, -qaysay)

Xoolo allabari ahaan u qalid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sadqee

sadqayn [m.f.dh]
eeg sadqee.

xirsifur [m.l] (-ryo, m.dh)
X. ah: waxa loo sadqeeyo qof sixir lagu sameeyey ama jirro darani hayso, si uu uga badbaado halista.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg