sadqo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

1. Xoolo allabari ahaan loo qalo. 2. S. ah: qof aan qiimo lahayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sadqo

sad [m.l]
ld sed.

sad [m.l]
(daaw.) Qaddar daawo ah oo si taxadar leh loo qiyaasay takhtar u qoray in markiiba bukaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg