safasho
(m.f.dh)

eeg safo. ld safad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh safasho

heetee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-eeyay, -eeysay)
Si wareeg ah u safasho (dad).

rigayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
1. Cid, koox maskaxdeeda soo jiidasho. 2. Ciidan si habaysan meel ugu safasho.

safad [m.l] (-dyo, m.l)
1. Qufad yar oo qurxoon aaburna leh oo caw ka samaysan waxna lagu rito. 2. ld safasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg