safayn
(m.dh)

ld sifayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh safayn

sifayn [m.f.dh]
eeg sifee. ld safayn.

xareedayn [m.dh]
(kiim.) Hab ka kooban karkarinta hoor iyo qaboojinta uumigiisa. Xareedaynta waxa loo isticmaalaa safaynta hoorarka ama kala sooridda xubnaha iskujir hoor ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg