safaysan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-smay, -santay; -smi)

ld sifaysan¹.

safaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

ld sifaysan².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh safaysan

sifaysan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-smay, -santay; -smi)
1. Wax nadiif ah noqosho. 2. Wax kala miirmay noqosho. ld safaysan¹.

sifaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la nadiifiyey ahaansho. 2. Wax la sharxay ahaansho. ld safaysan².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg