safee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-feeyay, -feysay)ld sifee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh safee ↴
safeexad [m.dh] (-dyo, m.dh)
ld faseexad.
sifee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-feeyay, -faysay)
1. Wax nadiifin. 2. Wax kala miirid. 3. Wax sharxid. ld safee.
saf [m.l] (-faf, m.l)
Wax badan is wada barbar taagan, aan kala horreyn kalana dambayn; sarac.
saf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Wax saf gelin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg