safid
(m.f.dh)

eeg saf².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh safid

liilami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Ku l.: wax meel ku safid.

rigee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-geeyay, -gaysay)
Ciidan si habaysan meel ugu safid.

say [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-yay, -yday)
Wax isku garab safid.

saf [m.l] (-faf, m.l)
Wax badan is wada barbar taagan, aan kala horreyn kalana dambayn; sarac.

saf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Wax saf gelin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg