safiir
(m.l) (-rro, m.dh)Danjire dalkiisa u jooga dal kale oo shaqo dibolomaasi u haya.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh safiir ↴
danjire [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
Nin wakiil ka ah dawlad kale; safiir.
qunsul [m.l] (-llo, m.dh)
Qof diblomaasi ah oo dalka uu joogo dalkiisa wakiil uga ah bulshadiisa kana hooseeya safiirka.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg