safo
(Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3) (-ftay, -fatay)

1. (f.g) Wax saf gelin. 2. (f.mg) Qof saf gelid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh safo

badrad [m.dh] (-do, m.l)
1. Kibir iyo aabi badan. 2. Saxan dheer oo bir ka samaysan oo rootiga lagu safo marka la dubayo.

falsafo [m.dh] (-fado, m.l)
1. Barashada xaqiiqda jiritaanka koonka iyo xeerarkiisa. 2. Wax jira figradda laga qabo. ld falsafad.

masafo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Nooc ka mid ah maansada oo wadaaddada khaas u ah.

safasho [m.f.dh]
eeg safo. ld safad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg