safrad
(m.dh)

Baahida la dareemo marka la hamuumanyahay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh safrad

safradaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax safradi hayso ahaansho.

safradaysnaan [m.f.dh]
eeg safradaysan. ld safradaysnaansho.

safradaysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld safradaysnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg